السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أهلا وسهلا ومرحبا بكم

شافعي محمود جامع

BUHOODLE - SOMALIA

Thursday, February 20, 2020

Xafladii maamuuska iyo karaamaynta ardaydii kaalmaha u sareeya gashay imtixaamka Sanadkii 2019_______2020 Macdhadka khadiija bintu khuwaylad Buuhodle

Xafladii maamuuska iyo karaamaynta ardaydii kaalmaha u sareeya gashay imtixaamka 
Sanadkii 2019_______2020 
Macdhadka khadiija bintu khuwaylad Buuhodle 






Waxaa nagala soo qayb galay qaar ka mid ah
Aqoon yahanka fara kutirska ah ee gobolka gayn

#Sheikh abdirahman Ahmed garaad soofe ((managerka bankiga Amal))
#sheikh abdallah sh mubaarak ((mamulaha machadka al furqaan))

Iyo qayb ka mid ah waalidiinta 

Guul baan idiin rajaynayaa damanaatiin

No comments:

Post a Comment

Adbox