السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أهلا وسهلا ومرحبا بكم

شافعي محمود جامع

BUHOODLE - SOMALIA

Monday, July 27, 2020

xaflada dufcadii 4aad ee dhamaysa quranka kariimka ee marakazka daarul quran - buhodle

hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

 Waxaa Maanta oo Taariikhdu ku beegnayd 27/7/2020 kuna xusan ٦ /١٢ /١٤٤١هجر

Markazka daarul Quraan Ee Buuhoodle Ka Qalin jabisay ku dhowaad 35 Arday oo Baratay Xifdinta Quraanka Kariimka ah.

Waxaa Sidoo kale Goobta Hadyado lagu maamuusay Ardaydii Kaalmaha Hore kagashay Tartankii Musaabaqada Ee Markazka daarul Quraan Ee Sanadlaha ahaa.        

 








No comments:

Post a Comment

Adbox